Opening book details…
Can I read Silsiladda Xulka Suugaanta Soomaalida: Gundhigga on EtoBox?
Silsiladda Xulka Suugaanta Soomaalida: Gundhigga by Axmed Faarax Cali "Idaajaa" is a book available to read on EtoBox.
What is Silsiladda Xulka Suugaanta Soomaalida: Gundhigga about?
"Buuggan ku hor-yaal (Qaybta 1d) iyo kuwa la eyniga ah ee xigaaba waxay xanbaarsan yihiin qoraallo silsilad ah oo kala duwan, hase ahaatee, ku wada saabsan suugaantii hore ee Soomaaliyeed qaybo ka mid ah, hadday tix ahayd iyo hadday tiraab-faneed ahaydba. Dhammaan waxay ku salaysan yihiin barnaamijyo Dhaqanka iyo Hiddaha Soomaalida aan kaga faalloon jirey, kana baxay idaacadaha Afsoomaaliga ku hadla qaarkood sida Raadyo Muqdisho, Raadyo Hargeysa, Laanta Afsoomaaliga ee BBCda iyo, ugu dambaysta, Laanta Afsoomaaliga ee Codka Maraykanka, magaceedana Voa lagu soo gaabiyo. Barnaamijyadan oo weli 'Voa'da laga baahiyaayi waxay soo jiitamayeen muddo 40-gu'-ku-dhowaad ah, laga soo bilaabo sannadkii 1979kii. Dhegeysteyaal faro badan oo kala da' iyo kala degaan ah, in badanna ku taxnaa ayaa barnaamijyadaas jeclaystay; kuwaas oo qaarkood ay igula taliyeen inaan u rogo buugaag isxiga oo la daabaco, lana faafiyo, si Soomaalida iyo Afsoomaaliguba ay, timaaddada, wax uga dheefaan. Aniguna kama diidine, waan ka yeelay. Badanaa, gabayada, geeraarrada iyo masafooyinka qoraalladaan ku xusani ma dhammaystirna. Waa tusaaleyaal aan ka soo dhanbashay gabaygii ama geeraarkii weynaa ee, asal ahaan, ay ka mi
- Author
- Axmed Faarax Cali "Idaajaa"
- Publisher
- Looh Press [Printed by Createspace
- Published
- 2017
- Language
- SO
- ISBN
- 9781912411009
Other editions & translations
More by Axmed Faarax Cali "Idaajaa"
Browse all works by Axmed Faarax Cali "Idaajaa"
Similar books
- Silsiladda Xulka Suugaanta Soomaalida: Qaybta 1 — Idaajaa (Axmed Faarax Cali / Ahmed Farah Ali) (2020)
- Aanadii Negeeye — musecare (2022)
- Habka Oogista And Qaadista Dacwadaha Ciqaabta Ah — Jaamac Maxamed Qaalib (2020)
- Hanqadh — Maxamed Muxumed Cabdi; Maxamed Muxumed Cabdi Haykal (2019)
- Caafimaadka Maskaxda — W. Q. Samatar Sooyaan (2014)
- Sahminta Nidaamka Solar iyo Beyond in: Exploring the Solar System and Beyond In Somali — Nam Nguyen (2015)